Xisbiga wadanni oo cambaareeyey ka qaybgalka caleemmo saarka madaxweyaha jubaland


 Xisibiga ugu weyn mucaaradka Somaliland ee wadani ayaa si kulul u cambaareeyey in wefi ka socda Somaliland ka qayb galo caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland. Sidaana waxa sheegtay xoghayaha xisbigaasi u qaabilsan arrimmaha debadda

Halkan ka daawo warkaasi oo dhammaystiran

https://www.youtube.com/watch?v=W6LvuwMz9d4

Post Comment