Madaxweynaha cusub ee dalka mareykanka Mr trump iyo Map cusub ee Somaliland


HargeysaToday )IMG_6718ayaa khariirada Somalia ka saaray khariirada somaliland______________________________________________________________________________somaliland hadaba maka faaideysan doontaa guusha uu u horseeday madaxweyne trump,isagoo maalintii shaley qoraal ku sheegay inanay Somaliland ka mid ahayn Somalia waxaa kaloo uu Somaliland ku cadeeyay inaanay ka mid ahayn wadamada ay ka jirto xasilooni daradu oo wuxuu ku tilmaamay dalxasilooni ay ka jirto waxa kaloo uu hadalkiisa ku darayn inaanay argagixisadu saldhigyo ku lahayn madaxweyne trump oo dalkiisa sii wata ayaa sheegay inay somaliland wax qabsatay iyadoon caalamka wax dhaqaale ah ama tageero ah anay ka helin oo ay iskood wax u qabsadeen taasina aan ku tageersanay waxanan filayaa Somaliland inay noqondooto cadceed kasoo mudhtiri geeska Afrika hadaba qoraalkiisan madaxweyne Trump ayaa waxa soo bandhigay TV CNN ta xukumada talada dalkan haysa imika waxaa loo baahanyahay inay ka hawlgasho oo ay ku dhiirato sidii ay ula xdhiidhilahaayeen oo ay uga faaidaysanlahaayeen ee ay qoraalo ku la xidhiidhilahayeen iyagoo safaradah maraykanka meel kastoo ay ku yalaan u dhigilahyeen madaxweyne Trump HargeysaToday Office Hargeysa Today

Post Comment